Oodrogo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Meel degalowday meel u dhow uga guurid. ld oodgeddiso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oodrogo

oodgeddiso | oodrogasho | dhacan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg