Qaajabbeel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qof ku shaqeeya wax yar nolol maalmeedkiisa. ld gaajabbeel¹.
Qaajabbeel
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)Xoogxaraash ahaansho. ld gaajabbeel².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaajabbeel ↴
gaajabbeel | gaajabbeel | gaajabbeelid | qaajabbeelid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg