Qaawan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Qof aan dhar xirneyn ahaansho. 2. Dhisme, wax aan kor ka deydnayn ahaansho. 3. Hadal aan asturnayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaawan ↴
qaawanaan | qaawanaansho | qaawanow | qaawiso | balaanktoon | barqorraxeed | dhadhaab-saleed | dharla' | gadawaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg