Qabadsii

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

1. Wax, wax kale ku dhejin. 2. Cid wax xafidsiin. 3. Wax, wax kale ku dirid. 4. Cudur isku daarasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabadsii

ololi | gub | horyaale | qabadsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg