Qabbir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isu dhoweynta lugaha awr la dabrayo aad la isugu dhaweeyo. ld qabbirid.
Qabbir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Rati dabar si aad ah ugu dhuujin si uusan u fogaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabbir ↴
yookaysan | yookee | dhuuxyee | qabbiran | qabbirasho | qabbirid | qabbirnaan | qabbirnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg