Qabsin-oodan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xirmidda ay xiidmuhu xirmaan.
Qabsin-oodan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)Xiidmo wax xiran noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabsin-oodan ↴
qabsin-ood | qabsin-oodane | qabsin-oodmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg