Qabyaalad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nidaam siyaasadeed oo ku salaysan dhaqanka qabiilka; kala qaybinta ummad loo kala qaybiyo qoloqolo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabyaalad

bargaro | qabiili | qabyaaladayn | qabyaaladee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg