Qadaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Aflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo.
Qadaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dfay, -daftay; -dfi)Aflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo u jeedin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qadaf ↴
aflaggaaddo | caro | cay | cay | guro | qadfid | qardoofee | qardoofo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg