Qaddac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro. 2. Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad. 3. ld qaddicid.

Qaddac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dici)

1. Wax goyn. 2. Ka q.: qof saad kala goyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaddac

qaddacan | qaddacnaan | qaddacnaansho | qaddicid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg