Qammaadi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Ka q.: cid meel xoog kaga celin. 2. Ka q.:wax meel halis ah ka weecin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qammaadi

qammaad | qammaadid | qammaadin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg