Qanaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Q. ah: nafley madax-adag oo aan la hoggaamin karin.
Qanaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dabada gammaanka iyo lo'da.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanaan ↴
bilqanaan | bilqanaansho | faras | hirqanaan | hirqanaansho | marqanaan | marqanaansho | qanaani |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg