Faras

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rdo/-rso, m.l)

1. (c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha. 2. Fardaha kooda lab.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faras

uurkubaalle | xakame | atool | beder | beersaaro | biibbiilee | biqlee | bullaale | celiye | daddaabbe |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg