Qanjir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cad yar jirka nafleyda ku yaal oo dhala dheecaano uu jirku u baahanyahay. 2. Q. ah: qof aan shakhsiyad wanaagsan lahayn. 3. ld qanjirid. ld qanjidh.
Qanjir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Badar siiba digir karis xumo awgeed bislaan waayid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanjir ↴
qaamowqanshiir | qaamowqanshiir | sabaad | ugaxlay | ajarro | ayodhiin | buro-qanjireed | caaneysasho | calyo | candhuuf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg