Qaran

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ammo/-nno, m.dh)

1. Dad ay ka dhexeyso qawaaniin iyo maamul siyaasadeed oo leh seere ama xad adduunyadu aqoonsan tahay iyo calan u gaar ah. 2. Usha balka galleyda ama meseggada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaran

yadan | af | bandiirad | boqor | boqorad | dawlad | hanqaran | hanqaran | hantiwadaag-dawladeed | jinsiyad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg