Qarqoor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ka baneynta hareera wax la doonayo in la jaro ama la qodo. ld qarqoorid, qooqaar¹.

Qarqoor

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax la doonayo in la jaro ama la qodo hareerahooda banneyn. ld qooqaar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarqoor

qarqoorid | qooqaar | qooqaar | qooqaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg