qashar
(m.l)ld qashir.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qashar ↴
maxammas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Bun beerkii iyo qasharkii dubid.
qashir [m.l]
1. Qayb ka mid ah qaybaha xabbadda badanaa ka samaysan maar, leh qaabka dhululubada, oo ay ku dhex jirto baaruud, afka horena ku wadata sulub. 2. Gufarka caleenta shaaha ama bunka oo weelka salkiisa ku hara. ld gashir, qashar.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg