Qiyaas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(dii.) Qayb ka mid ah tiirarka sharciga Islaamka oo la adeegsado marka arrin la xukumayo laga waayo quraanka, xaddiiska iyo ijmaaca.
Qiyaas
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Cabbirka xag mug, dherer iyo culays ee wax leeyahay. 2. Oddoros; male.
Qiyaas
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)1. Mugga culayska, iyo dhererka ee wax leeyahay cabbirid. 2. Wax oddorosid. 3. Ku q.: wax in ay wax kale la egyihiin iyo in kale ku eegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiyaas ↴
oddoros | oddoros | maami | raadar | waafi | xaalad-beeggaal | xad-dhaaf | xaddidhaaf | xaddidhaafsii | abbaare |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg