qolee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)Biyo meel godan isugu gayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qolee ↴
qolayn [m.f.dh]
eeg qolee.
qoloqolee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Dad meel wada deggan ama wada jooga qabiil qabiil u kala saarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg