Qoqob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)1. (xis.) Qayb ka mid ah xarriiq ama xood oo u dhexeeya laba barood oo ku yaalla xarriiqda ama xoodka. 2. (xis.) Gobol u dhexeeya boqonka goobo iyo qaansada ku aaddan ee gooya boqonka. Tusaale ahaan, bedka u dhexeeya boqon goobo iyo qaansada ku aaddan waa qoqobka goobada.
Qoqob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bo, m.dh)1. Dhis, raro, ood iwm oo lagu kala qaybsho guri, xero iwm. 2. Dhul yar oo hareeraha ka xaydaaman. 3. Karantiil.
Qoqob
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Xero ama aqal gudahiisa dhis ku kala goyn. 2. Nafley karantiilid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoqob ↴
ugaxlay | beni | bixi | faddaaddo | gantoob | gidaar | hakad | ilxir | isgoyska dareenwadaha aragtida | mirdhis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg