Qoraa
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-aayaal, m.l/dh)Qof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoraa ↴
daabac | daabacaad | daabacan | daabece | eeg | gaalis-furan | gaalis-xidhan | naastro | qaansheeg | taariikhdii hore |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg