Qulquli
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Hoore si aan kala go'lahayn u shubid. 2. Dad xoolo iwm si aan kala go'lahayn u socodsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qulquli ↴
dixo | qulqul | qulqulid | qulqulin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg