Quluc

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lco, m.l)

Nooc bocorka ka mid ah leh sal ballaaran iyo dhuun dhuuban oo inta la qallajiyo oo miraha laga daadiyo biyo lagu shubto, ama oodkaca lagu shubto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quluc

ubbo | qulucfage | yaaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg