Qumay

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Q. ah: nin la aaminsanyahay in uu isha wax ku dhibaataysan karo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qumay

saancadde | qumanyannimo | qumanyaysasho | qumanyayso | qumanyo | qumayanimo | qumayaysad | qumayaysasho | qumayayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg