Qumman

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-no, m.dh)

Jawaan weyn.

Qumman

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Cuf ah nudo limfaysan, oo qaar badan oo ka mid ahi ay ku yaallaan lafdhabarleyda sare, afka iyo cunaha xaggiisa dambe.

Qumman

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

Q. ah: haweeney da'ah oo ganacsi yar sameysa.

Qumman

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Qof aan qaldanayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qumman

xagal fiiqan | xagal furan | xagal janjeedh | xagal qumman | xagal toosan | xaglagooye | xaglo-isqummiye | darajo | deris | fansaar-tirigonometari |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg