Qurqur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Meesha kuusan ee cunaha ragga ku taal; bocor. 2. (-rro, m.dh) Labada cirif ee qaansada middood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurqur

qurquri | qurqurin | qurquris | qurquro | qurqursan | qurqursanaan | qurqursanaansho | xuubi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg