Raaco
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-cday, -catay)1. Qof hantidiisa ama dantiisa daryeelasho. 2. Qof cilmi diineed barasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raaco ↴
ta | kaadi dhiigow | raacasho | baabuurraac | ul | ummulraaco | wadaal | dhabar-garaaco | diraaco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg