Wadaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

1. W. ah: la socoshada neef labi neef dheddig oo orgeysan raaco ama ka hari waayo. 2. Xoolo tirsan oo gooni loo wado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadaal

wadaali | wadaalin | jeedaali |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg