Raadraac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Baarid la sameeyo si arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda loo helo. ld raadraacid.

Raadraac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda raadin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadraac

raadqaad | raadraacid | ifi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg