Raalliggeli
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid wax ay raalli ku noqoto u sameyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raalliggeli ↴
raalliggelin | raalliggelin | masayrtir | masayrtir | qanac | xeerka kala-hormarinta |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg