Radeeb

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn. 2. radeebid.

Radeeb

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Mindi, waran iwm wax la radeebay noqosho. 2. Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga radeeb

radeeban | radeebid | radeebnaan | radeebnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg