radeeban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

1. Mindi, waran iwm wax la radeebay ahaansho. 2. Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh radeeban

radeebnaan [m.f.dh]
eeg radeeban. ld radeeb-naansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg