Rafaaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qasidda bur, ciid iwm hoore qooya faraha lagula qaso. ld rafaajin.
Rafaaq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)ld rafaaji.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rafaaq ↴
cajiin | cajiin | cakis | rafaaji | rafaajin | rafaaqid | rifaaq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg