Ragaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

1. Qodax weyn oo geela cagtiisa hoose mudda. 2. Sallaanka (jaranjarada) meesha cagta la saaro. 3. Bir madax ballaaran, daab leh oo geela cudurrada looga gubo.

Ragaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Neef geel ah cagtiisa hoose qodax mudid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ragaad

xagaafee | xagaafo | ragaadi | ragaadid | ragaadin | ragaadsan | ragaadsanaan | ragaadsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg