Ri'

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Neef aricad ah oo dheddig ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ri'

orgee | orgeysguur | orgoo | dhoob | gurumo | mirir | orgoodqab | qurdo | ri' | shaqad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg