Ruuxi
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Waxyaalaha qarsoon ee dadku aaminsan yihiin jiritaankooda.
Ruuxi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Nafley dhimanaysa naf ka dhawrid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ruuxi ↴
dhaqan | nolosha ruuxiga ah | ruuxin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg