Ruxo

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-xday, -xatay)

1. (f.g) Qof, wax hilasho. 2. (f.g) Qof, haan caano ku lulasho. 3. (f.mg) Wax iskood u lulasho ama gilgilasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ruxo

kilkil | ruxasho | wiifow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg