Saac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Maalinta oo afar iyo labaatan meelood loo qaybiyey meesheed; saacad. 2. Uraad; urshi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saac ↴
aalaa | kaalandar | maalin dayaxeed | maalin | maalin-qorraxeed | ookiyaale | saacad | saacaddiya | saaci |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg