Saadaali

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, isay)

Wax aan weli dhicin inay dhici doonaan sii sheegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saadaali

saaci | saadaalin | cirboor | cirkayeer | ishaar | ishaaro | lafilaan | milshi | milshi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg