Ishaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax tilmaamid iyadoo farta lagu fiiqayo. 2. Wax saadaalin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ishaar

afmiishaar | afmiishaarayn | afmiishaaree | afmiishaarnimo | bishaarad | bishaarayn | bishaaree | bishaaro | ishaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg