Saalo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Saxaro kuuskuusan oo geela, ariga iyo ugaarta qaarkeed dhigaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saalo

saaloo | saalood | xambus | afarrey | dhisaalo | digo | laylo | qasaalo | risaalo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg