Saami

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Wax la qaybsaday inta qof walba gooni u helo. 2. Hantida qof kaga qaybgalo shirkad beecmushtari. 3. Xiriir ka dhexeeya laba tiro-xisaabeed. ld sahmi¹

Saami

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (iyo, m.dh)

(xis.) Saamiga laba xaddi ama laba walax xisaabeed A iyo B waa qaybta ma jajabka labada xaddi A/B oo loo qoro A : B. 5. Tiro ama xaddi loo qaybiyey mid kale. Saamiga laba xaddi oo doorsoomeyaal ah x iyo y, oo loo qoro x/y ama x : y, waa madoorsome addooy saa-migal u tahay x.

Saami

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Wax sida loo kala leeyahay u qaybin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saami

caabbin | saamiggal | saamile | saamiley | saamisuge | saamixid | saamiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg