Sabuul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Dalagga firiga xubinta iniinaha badarku ku yaallaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabuul

udaabtahays | waago | ashaamid | baalgorayo | baroor | barooro | caarooti | cankuqaad | dabsaar | dhay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg