Sagaalaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Maalinta bisha Arrafo sagaalka tahay oo muslimiintu xajinaysaa banka carrafo taaganyihiin. 2. Roob da'ay maalintiisa sagaalaad ee riibigu kaco.

Sagaalaad

Qaabnaxa: Magac Lab Tiraale Jagaale | Noun Masculine Numeral Ordinal Isrogrogga:

Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma sagaalka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sagaalaad

i | setembar | soon | soonqaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg