Soon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Tiiraarka islaamka kooda afaraad oo muslinka faraya in bisha ramadaan soddonkeeda wax la cuno iyo wax la cabbo laga fogaado maalintii. 2. Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad ee u dhexeysa soondheere iyo soonfur, lana soomo; soonqaad. 3. Qadoodi.
Soon
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)Soon gudasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soon ↴
faaddir | faaddirad | daaf | ogsoon | ogsoonaan | ogsoonaansho | ogsoonow | saangur | waddac | affur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg