Soonqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad oo u dhexeysa soondheere iyo soonfur lana soomo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soonqaad

affur | gasayar | shacbaan | shawaal | soon | soondheere | soonfur | suxuur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg