Salax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

1. Dhul goof noqday. 2. Dhul siman oo sisib ah.

Salax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Bidaar-horaad; hiiro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salax

adke |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg