Adke

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-kayaal, m.l/dh)

1. (fiis.) Maatarka saddexdiisa qaybood middood oo leh mug iyo qaab go'an, iskana caabida xoogagga qaabkeeda beddelaya. 2. (xis.) Shaxan joomaterikaad oo saddex aaddimood leh. 3. (xis.) A. lix salaxaale: shaxan adke ah oo leh lix weji oo barbarooleyaal ah. 4. (xis.) A. uumiyoobe: wejigeddoonka adkuhu ku noqdo neef isaga oo aan marka hore dhalaalin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adke

aadimo | ba | saabbuun | maaddo | naab | taabasho | baacug | caag | kaalsiyam | maangad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg