Saldanab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Summad: Q. Astaan ay leeyihiin saxarro saleedyada oo sababta in xoogag ka dhex dhashaan. Elektaroonku waxa uu leeyahay saldanab taban, borotoonkuna saldanab togan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saldanab

kaaftoon | tabane | atam | ayoon | ayoon-taban | ayoon-togan | borotoon | bu' | danab | danabneg |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg