Salee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)1. Ku s.: wax sal u yeelid. 2. Arrin xaqiiqdeeda sugid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salee ↴
aadimo | ansaleel | ansaleeli | ansaleelin | darajo | dhadhaab-saleed | dheefsasho-saleed | elektaroon | fasaleeti | niyuuratoon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg