Saliim-bibanji

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bisaliim, biish-bisaliim, saliim-bibiish.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saliim-bibanji

banji-bisaliim | biish-bisaliim | saliim-bibiish |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg